You are here

Statement attributable to UNFPA Representative for Somalia, Mr Anders Thomsen on the gang rape of a 9-year-old girl

Mogadishu, 30 May 2019 We are deeply shocked by the hideous act where a nine-year-old girl was gang raped on 29 May in the central Somali town of Bulo-Burde, some 425 km west of Mogadishu.

UNFPA stands with the family of the girl and calls for a speedy investigation into this grave crime.

We strongly condemn the gruesome act and reaffirm our commitment to stand with both the Government and people of Somalia to ensure that sexual and gender based violence is eliminated and that girls and women experience their fundamental dignity, human rights and equality and are able to lead a life free from fear and violence in both humanitarian and non-humanitarian situations.

Let us work together to ensure the availability of adequate protection measures for girls and women in Somalia.

________________________________________________________

War saxaafadeed ka soo baxay wakiilka Soomaaliya ee Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha ee (UNFPA), Mr. Anders Thomsen oo kusaabsan kufsi-wadareedka gabadha 9 jirka eheed ee lagu kufsaday Soomaaliya

Muqdisho, 30-ka Maajo 2019 - Waxaanu si weyn uga walaacsanahay falka fooshaxun ee kufsi wadareedka lagula kacey gabadha yar ee sagaal jirka ah 29kii Maajo magaalada Buulo-Burde ee badhtamaha Soomaaliya, oo qiyaastii kaga beegan 425 kiilomitir galbeed ee magaalada Muqdisho.

UNFPA waxay garab taagantahay qoyska gabadha la waxyeeleeyey, waxayna ugu baaqeysaa in baadhitaan deg-deg ah lagu sameeyo denbigani foosha xun.

Waxaanu si adag u cambaareyneynaa falalkan foosha xun leh iyo inaan dib u xaqiijinno balanqaadkayaga ah inaanu garabtaagannahay xukuumadda iyo ummadda Soomaaliyeed si loo hubiyo in la dabargooyo xadgudubyada la xidhiidha jinsiga, oo ay la kulmaan gabdhaha iyo haweenkuba taas oo lagu waxyeeleeyo sharafka iyo xuquuqdooda aasaasiga ah ee aadanaha. Midaas oo la xaqiijiyo ayaa u horseedi karta nolol cabsi iyo xadgudub la’aan meel waliba ay ku nool yihiin iyo xalaad walbo hanaqoto xaalad binadanimo ama in kale.

Si wadajir ah aanu uga wadashaqeeyno xaqiijinta in la helo  tallaabooyin waara iyo ilaalin ku filan oo loogu talagalay gabdhaha iyo haweenka Soomaaliya.

________________________________________________________

UNFPA inquiries: please contact Ms. Pilirani Semu-Banda, Communications, Partnerships and Donor Relations Specialist, UNFPA Somalia, Tel: +254 734500439; semu-banda@unfpa.org