You are here

Statement attributable to UNFPA Representative for Somalia, Mr. Anders Thomsen on the gang rape of a 12-year-old girl 

 

Mogadishu, 23 June 2019 – We are gravely concerned by the death of 12-year-old Najmo Abdilkadir Hassan from Burtinle in Puntland who passed on after suffering a brutal gang-rape on 19 June 2019. 

 

UNFPA strongly condemns this barbaric act of gender-based violence. We stand with Najmo’s family and call for a speedy investigation into this grave crime. Perpetrators must be held to account.

 

The scale and gravity of similar attacks in the country recently mark a disturbing escalation of violence. Violence against women and girls harms families and communities across generations and reinforces other forms of violence prevalent in society. 

 

We must work together to prevent such acts of sexual violence so everyone can live without fear and in freedom no matter their age or gender. 

 

UNFPA calls on all stakeholders to strengthen efforts to protect women and children in Somalia.

 

 

____________________________________________________----

War saxaafadeed ka soo baxay wakiilka Soomaaliya ee Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha (UNFPA), Mudane. Anders Thomsen oo ka hadlay kufsi-wadareedka loo geestay gabar 12 jir ah oo ka dhacay deganka Burtinle ee Soomaaliya.

Muqdisho, 22 Juun 2019 – Waxaan aad iyo aad uga walaacsanahay dhimashada Najmo Cabdilqaadir Xasan oo ah gabar 12-sano jir ah oo dagneed degaanka Burtinle ee duleedka Puntland kuna weeysay nafteeda kufsi wadareed ka wuxuushnimada ah ee loo geestay awgeed taariikhda markay ee aheed 19 -kii Juun 2019.

Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha (UNFPA) waxay si adag u cambaareyneysaa ficilkan foosha xun oo ku salaysan tacadiyada xaga jinsiga ah.  Waxaan garab taaganahay qoyska Najmo waxaanna ku baaqeynaa baaritaan deg-deg ah si loo soo qabto loona Maxkamadeeyo laguna Xisaabtamo Dembiileyaashii geestay dambigaan wuxuushnimadda ah.

Waxaa si saaid ah u soo badanaya weerarrada noocan oo kale ka dhacaya guud ahaan waddanka waxeena muujineysa walwalka balaaran ee laga qabo  dhamaan xadgudubyadda. Sidoo kale Xadgudubyadda ka dhanka ah jinsiga ee loo geeysto Haweenka iyo Gabdhuhu waxa uu waxyeelaynayaa  ama ku reebayaa saameyn weyn  Qoysaska, Bulshadda iyo jilka  soo soocda ee mustaqbalka dhaw, waxayna xoojinaysaa noocyada kale ee tacadiyadda ka dhanka ah jinsiga ee ku soo badannaayo Bulshada dhaxdeeda.

Waxa waajib ah inaan si wadajir uga  wada shaqeyno sidii looga hortagi lahaa falalka noocan oo kale ah ee la xiriira xadgudubyadda galmada si qof kastaa uu ugu noolaan karo nolal ka dhan ah cabsi iyo xuriyad la'aan iyada oo aan loo eegin da’da ama jinsiyada.

UNFPA waxay u baaqeysaa dhammaan Ururada Bulshada iyo xukuumadda in ay xoojiyaan dadaallada lagu taageerayo laguna ilaalinaayo haweenka iyo carruurta Soomaaliya.

 

____________________________________________________

UNFPA inquiries: please contact Ms. Pilirani Semu-Banda, Communications, Partnerships and Donor Relations Specialist, UNFPA Somalia, Tel: +254 734500439; semu-banda@unfpa.org