You are here

Mogadishu, 17 May 2020 – We strongly condemn the rape of a four-year-old girl in Madina, Mogadishu on 14 May 2020 and denounce this gruesome act of sexual violence.

It is with great concern that we continue to see a number of similar cases in Somalia. UNFPA stands with the young girl’s family and we fully call on the authorities for the speedy investigation of this case and we call for the proper judicial process to take its course.

UNFPA reiterates its call for the speedy passage into law of the Sexual Offences Bill, which has been pending adoption by the Parliament. The law will be vital in preventing and criminalizing all sexual offences. UNFPA Somalia calls for the strengthening of protection systems as women and girls continue to be at high risk of experiencing gender-based violence.

Today and every day, let us stand up for the human rights, safety and dignity of every woman and girl everywhere.

---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Bayaan kasoo baxay wakiilka Soomaaliya ee Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha (UNFPA), Mudane. Anders Thomsen oo ku aadan kufsi loo gaystay gabar yar oo afar sano jir ah

 

Muqdisho, 17da Maajo 2020 – Waxaan si adag u cambaraynaynaa kufsigii loo gaystay gabadhii afar sano jirka aheed ee daganeed degmada Madiina ee Magaalada Muqdisho taarikhda markay aheed 14kii Maajo 2020. Waxaan mar kale ka xunnahay inay wali dhacayaan ficiladaan foosha xun ee la xiriira Xadgudubyada ku saleysan jinsiga.

 

Waa wax aan ka walaacsannahay inaan aragno tirada xadgudubyada oo sii kordhaysa guud ahaan Soomaaliya. UNFPA waxay garab taagan tahay gabadha yar iyo qooyskeeda waxeeyna ku baaqeysaa dhamaan Laamaha Amaanka iyo Booliska ineey dardar galiyaan baaritanka dhacdadaan ayna u gudbiyaan heer maxkamadeed si sharciga loo marsiiyo lana xukumo dhambiilihii gaystay falkaan.

 

UNFPA waxay markale ku baaqaysaa dar dar gelinta sidii loo meel marin lahaa Sharciga Dambiyada iyo Xadgudubyada ku saleysan Jinsiga oo wali horyaala ansaxintiisa Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda  Soomaaliya. Sharcigaan wuxuu ka hortagayaa dambiyada iyo xadgudubyada ku salysan jinsiga iyo ciqaabidda dembiileyaasha, sidoo kale, in la soo afjaro ciqaabis la’aanta guud ahaan.

 

 UNFPA Soomaaliya waxay ku baaqeysaa sidii loo xoojin lahaa tallaabooyinka waara si looga hortago qatarta soo wajahda haweenka iyo gabdhaha soomaaliyeed

 

Maanta iyo maalinkastaba aan u wada istaagno sidii aan uga wada shaqeyn laheyn Xuquuqda Aadanaha, badqabka iyo sharafka Haweenka iyo Gabdhaha meelkasta oo eey joogaan.

 

 

 

------------------------

UNFPA inquiries: please contact Ms. Pilirani Semu-Banda, Communications and Partnerships Specialist, UNFPA Somalia, Tel: +254 734500439; semu-banda@unfpa.org